Sunday, February 1, 2015

TOBANLEY

Waa qormo todobaadle ah oo loogu talagalay in wacyiga bulshada soomaaliyeed kor loogu qaado.
Waxaana todobaad walba qormo ka samaynaynaa hal mawduuc, waxuuna ka koobnaan doonaa 10 qodob.